Universal TV
Universal TV
  • 15 167
  • 230 227 153

Відео

Sheekadii Dagaal Sokeeye Ma xuriyadbaa ? #GuuxaDadweynaha
Переглядів 593Годину тому
Sheekadii Dagaal Sokeeye Ma xuriyadbaa ? #GuuxaDadweynaha
MW Qoor-Qoor"Galmudug waxay diyaar u tahay inay hormuud ka noqoto wajiga 2-aad ee dagaalka AS"
Переглядів 1,8 тис.6 годин тому
MW Qoor-Qoor"Galmudug waxay diyaar u tahay inay hormuud ka noqoto wajiga 2-aad ee dagaalka AS"
BBS MAll -Maaweelada Caruurta & dhalinyarada.
Переглядів 3357 годин тому
BBS MAll -Maaweelada Caruurta & dhalinyarada.
Wasiirka Gaashaan-dhigga XFS oo xoolo nool iyo raashin kaga qeyb-qaatay Tacsida Jawaari.
Переглядів 2,6 тис.8 годин тому
Wasiirka Gaashaan-dhigga XFS oo xoolo nool iyo raashin kaga qeyb-qaatay Tacsida Jawaari.
Isu soo bax lagu taageerayey qadiyada Somaliland oo ka dhacay qayriyada Hargeysa
Переглядів 2,1 тис.18 годин тому
Isu soo bax lagu taageerayey qadiyada Somaliland oo ka dhacay qayriyada Hargeysa
Warka Universal TV 03 07 2024
Переглядів 7 тис.2 години тому
Warka Universal TV 03 07 2024
RW Xamse"Dowlado waaweyn oo si sharci darro ah Baddeena uga Kalluumeysanayey ayaan ceyrinay "
Переглядів 3,8 тис.2 години тому
RW Xamse"Dowlado waaweyn oo si sharci darro ah Baddeena uga Kalluumeysanayey ayaan ceyrinay "
safiirka Soomaaliya Qaramada midoobey Abuukar Baale oo loogu soo dhaweeyey Minnesota.
Переглядів 2,9 тис.2 години тому
safiirka Soomaaliya Qaramada midoobey Abuukar Baale oo loogu soo dhaweeyey Minnesota.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 02 07 2024
Переглядів 4 тис.2 години тому
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 02 07 2024
Warka Universal TV 02 07 2024
Переглядів 4,5 тис.4 години тому
Warka Universal TV 02 07 2024
G/ Dastuurka Jubbaland'Madaxweynaha markii waqtigiisu dhamaado intuu rabo ayuu isa soo sharaxi kara
Переглядів 2,3 тис.4 години тому
Gudiga Dastuurka Jubbaland'Madaxweynaha markii waqtigiisu dhamaado intuu rabo ayuu isasoo sharaxi karaa,mudo xileedkana waxaan waafajinay DF'
Gud.Aadan Madoobe"Sharci ayaan baraha bulshada kasoo saareynaa"
Переглядів 1 тис.4 години тому
Gud.Aadan Madoobe"Sharci ayaan baraha bulshada kasoo saareynaa"
"Waxaa kordhay Dakhliga Dowladda kadib Baaristii Musuq maamusuqa" Hanti dhowraha Guud ee JFS
Переглядів 6 тис.4 години тому
"Waxaa kordhay Dakhliga Dowladda kadib Baaristii Musuq maamusuqa" Hanti dhowraha Guud ee JFS
Munaasabad lagusoo dhaweynayey safiirka Soomaaliya ee Imaaraat-ka Carabta laguna xusayey 1-da Luuiyo
Переглядів 1,5 тис.4 години тому
Munaasabad lagusoo dhaweynayey safiirka Soomaaliya ee Imaaraat-ka Carabta laguna xusayey 1-da Luuiyo
MW Xasan"Ethiopia wax aan ku heshiinay ma jiraan iyada ayaa Turkiga u tagtay oo codsatay"
Переглядів 12 тис.4 години тому
MW Xasan"Ethiopia wax aan ku heshiinay ma jiraan iyada ayaa Turkiga u tagtay oo codsatay"
MW Xasan Sheekh"Majiro wax wadahadal ah oo caawa naga dhexeeya Shabaab,Yaan dadka looga jahwareerin"
Переглядів 25 тис.4 години тому
MW Xasan Sheekh"Majiro wax wadahadal ah oo caawa naga dhexeeya Shabaab,Yaan dadka looga jahwareerin"
xallinta khilaafaadka ka dhashay is-afgaradkii Soomaliland iyo Itoobiya
Переглядів 7 тис.4 години тому
xallinta khilaafaadka ka dhashay is-afgaradkii Soomaliland iyo Itoobiya
"1-da Luuliyo hadday nala hadli karto caawa waxay na dhihi lahayd dib iskusoo saxa oo kadib i xusa"
Переглядів 4494 години тому
"1-da Luuliyo hadday nala hadli karto caawa waxay na dhihi lahayd dib iskusoo saxa oo kadib i xusa"
RW Xamse"Cidna ma fileyn in Ciidanka Soomaaliya oo isticmaalaya Diyaarado aan anagu leenahay"
Переглядів 11 тис.4 години тому
RW Xamse"Cidna ma fileyn in Ciidanka Soomaaliya oo isticmaalaya Diyaarado aan anagu leenahay"
Warka universl TV 01 07 2024
Переглядів 9 тис.7 годин тому
Warka universl TV 01 07 2024
xuska Munasabada 1-da Luuliyo ee London
Переглядів 1,7 тис.7 годин тому
xuska Munasabada 1-da Luuliyo ee London
MW Qoor-Qoor "Kuwa Sharta iyo isku dirka beelaha Galmudug ka shaqeeya ee Mindiyaha.
Переглядів 1,2 тис.7 годин тому
MW Qoor-Qoor "Kuwa Sharta iyo isku dirka beelaha Galmudug ka shaqeeya ee Mindiyaha.
Wararka Koo Kooban Ee Maanta Universal TV 01 07 2024
Переглядів 1,9 тис.7 годин тому
Wararka Koo Kooban Ee Maanta Universal TV 01 07 2024
Xukuumaddu Maanta warkii ay sheegto berri mid ka duwan bay sheegaysa" Cabdiraxman Cabdishakuur
Переглядів 8 тис.7 годин тому
Xukuumaddu Maanta warkii ay sheegto berri mid ka duwan bay sheegaysa" Cabdiraxman Cabdishakuur
Muuqaal Cajiib ah iyo Cududda Ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay Hub iyo Gaadiid cusub .
Переглядів 114 тис.7 годин тому
Muuqaal Cajiib ah iyo Cududda Ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay Hub iyo Gaadiid cusub .
Diyaarado Dagaal oo ka qeyb-qaadanaya Dabaal-dagga 1-da Luuliyo.
Переглядів 8 тис.7 годин тому
Diyaarado Dagaal oo ka qeyb-qaadanaya Dabaal-dagga 1-da Luuliyo.
Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed, waxa ka qabgalay Xasan Cali Kheyre
Переглядів 8 тис.7 годин тому
Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed, waxa ka qabgalay Xasan Cali Kheyre
Warka Universal TV 30 06 2024
Переглядів 11 тис.9 годин тому
Warka Universal TV 30 06 2024
Banaanbax looga soo Horjeedo Gudoomiyaha Degmada Kaxda ayaa ka dhacay Degmadaas
Переглядів 3,9 тис.9 годин тому
Banaanbax looga soo Horjeedo Gudoomiyaha Degmada Kaxda ayaa ka dhacay Degmadaas

КОМЕНТАРІ

  • @user-cw7lk6yi7j
    @user-cw7lk6yi7j 5 хвилин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 хвилин тому

    filimka noocan hala joojiyo wa shar keliye caruurtuna war kuwareerayan xumaantana way kabaranayane

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 22 хвилини тому

    soomaaliyay yaan taariikhdiina laydin nacsiin iyo awoowayashen say uso halgamen ee maalinta xoriyada hala nooleyo

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 23 хвилини тому

    😂😂😂😂😂 Xidigtii Roobaa Dhaqay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 24 хвилини тому

    horta soomaaliya waxa kuso badanaya dad bedeli raba taariida soomaalida oo xamse ugu horeyo maranayo ulajeeda laga leeyahay in taariidi gobonimada soomaaliya la dadka la nacsiiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 27 хвилин тому

    taariidhay raba inay bedelan wayna kuso badaneysa soomaaliya dadka dagaal kula jira taariidii awoowayaashen ee soomali kufaanto oo weliba xamsa kow ka ah

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 29 хвилин тому

    Now I’m going to election today is Uk election I know who I’m voting

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 29 хвилин тому

    waxan iyagaba baraya dadka sida laysku dagaalo ee waxan joojiya

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 32 хвилини тому

    Warkayga halkaasuu kudhamay hada ani wabaxaa doorashadee ingiriiskaa jirta maanta waa soo vote wana aqaan kaan doraa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 41 хвилина тому

    Fadlan ku shubo 😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 41 хвилина тому

    Universal tv qaraxyadda miyaad u xiisteen iyo nabadda beenta aheeyd 😂😂😂😂😂

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 44 хвилини тому

    My last message is the county of Somalia is 2 and the president is not from you and there’s not government system or there is not president they elected an official way what these people everyone run from one other my opinion is work with your government I mentioned who’s making trouble and not allowed the people to be settled

  • @alidjama1356
    @alidjama1356 54 хвилини тому

    Madasha dagaal sokeeye xooriiyad

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 58 хвилин тому

    Tani waa camal sheydaan oo universal ay sameysay

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z 58 хвилин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 Годину тому

    Aqbaarteyda ugu danbeysa aan dirayaa waxay tahey wadanka Somalia malabaa markee lagarebo Somaliland Somalia ma qof ajnibiya ayaa madax weyna kaah sow nidamkamajiro iyo dawlad iyo madaxweyne si officiala loo dortey ma Somali oo dhan lashaqeyso oo ka amarqataan dowlada waamaxay dadkaan kala ordayaa mesha miyaan Somali kadhexeyn war eleen waxlaarag dee cida wax qaseysa ciday yihiin miyaanan idiin shegin

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 Годину тому

    I don’t think so I I’ll talk like these issues again because some people are saying something bad or against you and for that its not something I can carry and this place it’s not suitable place for me to be talk but there was a reason I can’t keep quiet

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 Годину тому

    Aniga wardanbe egama sugeysaan oo arimahaas kusabsan waayo meshaan media weyeen qofbaa iska soo qorayey hadala aan wanagsaneyn oo xanafleh runte aniga laguma tagalin meelahaanoo kale inan kasoo hadlo

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 Годину тому

    That’s why as people believe something else as happened before its not for that

  • @Hassan-zt6dg
    @Hassan-zt6dg Годину тому

    Waa arin muhiim ah in laga shaqeyo nabadeynta degamada mase ahan in mashruc kaga dhigto si xukunka logu dheereysto sida hadda socota oo mamul goboledyadu muddo kororsi an sharci ahayn sameystan ayna hadda xukunka ku jogan si an waafuqsaneyn sharciga, sida awged mamuladdu waa in ay doirashada qabtan sida ugu nacqulsan si aysan umadda u dhaxal hogan xumo &musuq sababa aya xumo

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 Годину тому

    Haaa waa joogi lahaa ilaa dhamadka laakiin ninkayga ayaa deday inan jogo mesha tana waxaan idinkugu shegaa sida horey udhacdeyba sidee danaqasa inan leyahey laakiin dadkeygaa ayaa culus dan qasa

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Годину тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď guulest

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Годину тому

    Kooxda Qowleysatada CBB Madonayaan Inlagaxoreyo As?

  • @SafaXasan-cs1kg
    @SafaXasan-cs1kg 2 години тому

    😂😂❤❤

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 години тому

    Xasan Sheekh in uu intan Dhaamo baan moodayey wuxuse Noqday Beenaale been usheegay Shacabka Somaliyeed..wuxu baryayaa Aby Ahmed oi badeena raba. Bal miyuu Garan Waayey Sida Eritrea in uu Yur iska yidhaa Damaca Oromada iyo Amxaaro Asxaabul FiiL ku rabaan badeena...Xasan ceebee Somali!

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 2 години тому

    Wasiirka howla shaqo ayu wadanka uga maqan yahay kulaha shabeelada dhaxe wadanka mahan miya?😮 Waxasa lagu dhahaya ummada ha u shaqeyan shame on you 😊

  • @abdulkadiromar6997
    @abdulkadiromar6997 2 години тому

    Doorashada goormee waaye!!!!!

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 2 години тому

    I would like to stay there until the end but my husband not allowed me to stay there

  • @hasanabdi7351
    @hasanabdi7351 2 години тому

    Ardadka beenta kadaaya

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 3 години тому

    Diyarad cup was gen husen mahamed shuqul 54garoowe Mahad bad iphone sanfrancisco la heesta qalaafe faynus madaxweynaha kakireyneynaa somwaf

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 3 години тому

    I have to share these people the experiences I have and what I saw as I was holding all over the world past 2 years so I’m warning because my own people are there specially parents brothers sisters relatives and I have to I can’t be silent as my feelings not expected to be closed eyes something can be harmed later about them

  • @user-rp6zo7zi2h
    @user-rp6zo7zi2h 3 години тому

    Tiktok ayaa shaqo u ah.

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 4 години тому

    waxaan idinshegaa darood idinku soo maqanyahey kee jigjiga jogey kee laascanod jogey kee bari mesha ugudanbeysa jogay kee mudug joogey kee galgaduud jogey kee baladxaawo jogey kee kismayo jogey iyo Galbaharey joogey kule waxaan bartey waagee marka anigu qofna kuma xadgubayo laakiin walamahuran walidkee nadhalajoga mudug Galkacyo laidinla joga oo laidinka heystaa intabadan xarardhere iyo hobyo waxba mahan

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 4 години тому

    Shababka waabadnyihii rer galmudug waxaan ubaqayaa inay lasheqaya dawlda hada kajirta Somalia ee magalad Mogadishu oo aysibuuxda ulashaqeyaan dawladnima taas idinkugu dhow sida lawada ogyahey calamkaan saraa mudolabo sanaa ilahey awoodeswexee ilahey efahanseyey horan dadka ulawadagey waayo waxan qari karo mahan wadanka calooshena tal iyo dadkena jog O inadkujirteenan idiin shegay

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 4 години тому

    Beenaale qoor qoor

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 4 години тому

    Good afternoon I see some shocking eyes

  • @user-lf3nm8el5w
    @user-lf3nm8el5w 7 годин тому

    Furimaha dagaalku ma waddanka dibaddiisaa? Safar shaqo waddanka dibaddiisa ugu maqan…. Wuxuuna jiraa furimaha dagaalka lol😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 годин тому

    geela iyo raashinka siiya xaasaskii maxruumka iyo caruurta ee waxa la cuno iyo baashaal meesha mataalo

    • @samiraadan2435
      @samiraadan2435 2 години тому

      Xaasas ma aha waa un hal xaas iyo caruurtiisa alxamdulilaah iyagana uma baahna wey ka dhaqanyihiin geela iyo raashiinka aad u jeedidna waa loo sdaqeynayaa

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 8 годин тому

    Tuug guuri bililiqo haysto

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 8 годин тому

    Universal TV wa horgaal

  • @ibrahimsuleiman9562
    @ibrahimsuleiman9562 9 годин тому

    😂😂😂😂

  • @mowlidamerica-pf4fo
    @mowlidamerica-pf4fo 9 годин тому

    waar dad mida ayaad tihiin dad islaama ayaad tihiin illahay ka cabsada maanta waa aduunyo barina waa akhiiro somaaliyey caalmaka ayaan uku danbayna

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 11 годин тому

    Tuuggaa xun baa dadka wareeriyay

  • @mohamedblack2317
    @mohamedblack2317 13 годин тому

    Oromo miyaa hargeysa ku dabaal dageyso 😂😂😂😂

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 13 годин тому

    Qaldaamiin wareersan cuqdad ku dhashay, ku dhiminaayo.